xagal toosan
(m.dh) (-llo ..., m.dh)

(xis.) Xagasha cabbirkeedu le'egyahay 180° ama laba xaglood oo qumman.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagal toosan

xagal furan [m.dh] (-llo ..., m.dh)
(xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg